Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno maanta waxa ma mid ah: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegay in dowladda Soomaaliya aysan kala dooran karin cidda ka mid noqoneyso AMISOM, waxa uuna sidoo kale sheegay in dhawaan lagu qaban doono Muqdisho Shirka Urur Gobaleedka IGAD iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso