Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Buula Burte iyo Jowhar kulamana la qaatay mas’uuliyiin kala duwan, Ciiddan ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta dad barakacayaal ah rasaaseeyay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhaegeyso
Leave a Reply