Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddankii xoogga dalka Soomaaliya ee horay loo ruqseeyay oo maanta dibaxbax ka dhigay Muqdisho, Ardaydii wax ka baraneysay dugsiyada dowladda ee mashruucii ahaa Aadda Dugsiyada oo maanta mudaharraad cabasha ah ka dhigay Muqdisho iyo Warar kale.
Halkan ka dhegeyso warka oo dhan: Warka Raadiyo Wardheer
