Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Maamulka Jubba oo sheegay in ay dowladda Soomaaliya Faragilin ku hayso iyagoo islamarkaana ku dhawaaqay in ay dhawaan Kismaayo ku qabanayaan Shirkii dib u hishiisiinta, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ku laabtay iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso