Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kooxo hubeysay oo magaalada Gaalkacyo wiil ku dilay, Musharax u taagan xilka madaxweynaha Hirshabelle oo ka digay fara gilin uu sheegay in ay wado dowlada Soomaaliya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply