Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Afhayeenka Ururka ONLF, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in ay been abuurtahay hadalka ka soo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo sheegaya in ONLF ay xiriir la leedahay ururro argagixiso ah iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:
Leave a Reply