Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Taliyaha Ciidamada Booliska ee magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa is casishay, kaddib markii cadaadis uga yimid dilkii uu geystay Askari Soomaali Mareykan ahaa, oo todobaadkii hore dilay Haweeney u dhalatay dalka Australia.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.