Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in maalinta berri ah la heli doono adeegii internetka oo muddo ka badan labaataneeye maalmood ka maqnaa  Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.