Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Dagaalo ka socda Gado iyo dagaalyahaniin shabaab ka tirsan oo lagu qabtay dagaalladaasi, madaxweyne Xasan oo maanta xariga ka jaray kayd shidaal oo ay yeelaneyso dakadda Muqdisho iyo warar kale
Warka oo dhan halkan ka dhegysao: Warka Raadiyo Wardheer
