Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo Saxafadda kula hadlay magaalada Muqdisho.Saraakiil ka tirsan ciiddamada maamulka Puntland oo sheegay in ay Weerrar ku qaadeen saldhigyo Xarakada Al-shabaab ay ku lahaayeen buuraha Cal-madow ee gobolka Bari ee Puntland iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply