Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: :Madaxweyne Gaas oo ka dalbaday Midawga Afrika in ay ciidan AMISOM ah keenaa deegaanada maamulkiisa si ay gacan uga siyaan dagaalka lagula jiro shabaab, Haween ka tirsanaa ciiddanka XDS oo maanta isu soo bax ka dhigay inta u dhaxeysa guriga hooyooyinka iyo madaxtooyada Soomaaliya iyo warar kale.

Halkan ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer