Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Is rasaaseyn u dhaxeysay Ilaalada Madaxtooyada iyo Ilaalada Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir oo goor dhow ka dhacday Aqalka dowladda Hoose,  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada,  iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.