Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud oo sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay isku diyaarinayaan inay isaga baxaan degmadaas Labo qarax oo ka dhashay baabuur lagu xirey waxyaalaha qarxa oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo  iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.