Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya Amina Maxamed oo ka hor sheegtay Barlamaanka dalkeeda in amni darrida ka jirta Soomaaliya ay ku qasabtay inay hakiyaan dhismihii safaraddooda ee magaalada Muqdisho iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply