Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.iyo warar kale
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
