Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka ku soo laabtay isaga oo ka hadlay safarkiisa , dowlada Soomaaliya oo beenisay war bixintii kooxda Qiiamynta Xaalada Soomaaliya iyo Eriteriya oo ahayd in hubka dowlada laga iibiyo kooxda Al Shabaab iyo warar kale