Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya, Michael keating oo la kulmay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka iyagoo ka wadahadlay go’aankii dhowaan ay soo saareen guddiga iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply