Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dhaarinta Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo laga wado in ay maanta dib u dhacdo, Madaxwynaha Maamulka Puntland oo ka hadlay Abaaraha deegaanada maamulkaasi ka jira iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: