Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa sheegay in kiisaska dilka ah ee ay fuliso Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay u badanyihiin dadka ka soo jeeda Muqdisho iyo warar kale.
Fadlan halkan ka dhegeyso warka oo dhan:
