Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Puntland oo ku tilmaamtay sharci darro go’aankii guddiga doorashadda Dadban ee Federaalku ay ku dhawaaqeen in buuxsamay kooramkii xubnaha loo doortay aqalka hoose ee Barlamaanka Federaalku , islamarkaana xildhibaanada la doortay ay si deg-deg ah u yimaadaan Muqdisho oo ay qaataan shahaadooyinkooda xildhibaanimo iyo warar kale.
Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:
