Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland C/waaxid Cabdulle Warsame oo warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo, ayaa ka hadlay Ammaanka magaalada Gaalkacyo iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: