Wararka aan idiin hayno waxaan ka mid ah: Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM oo sheegay in ciidamo gaaraya 140 Askari oo ka tirsan Booliska Nayjeeriya ee jooga Soomaaliya ay ka qeyb qaadan doonaan xaqiijinta amniga goobaha ay ka dhaceyso doorashada Soomaaliya iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
