Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka miod ah: Ugu yaraan 1,500 Askari oo ka tirsan ciiddanka Uganda ayaa la isugu geeyey Xeradda Tababarka Qadaafi oo ku taalla degmadda Jinja, kuwaasi oo shaqada ka fariisan doona sannadka soo socda.iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply