Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wararka ka imaanaya magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dalkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan xaafadaha magaalada Mandera.iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
