Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Xaalada magaalada Gaalkacyo oo saakay degan iyo barakac wali ka socdo magaalada. Puntland oo ku edeysay Galmudug in ay diidan tahay dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab iyo warar kale.
fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
