Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Rasaas laga maqlayo xaafadda Garsoor ee galbeedka magaalada Gaalkacyo oo saaka uu ka biloowday dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug.iyo warrar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply