Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Weerar lagu qaaday saldhiga AMISOM ee Balad Weyn, Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howl gal ka dhacay deegaanka lambar 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu dilay Maleeshiyaad Shabaab ah iyo warar kale.

Fadlan halkan ka dhegeyso warka oo dhan: