Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maamulka Jubbaland oo digniin mar kale u dirtay xaasas ay sheegeen in ay Kismaayo kaga tageen Shabaa,b Hay’adda Xuquuqul insaanka oo Kenya iyo UNHCR ku eedeysay qaabka ay dib ugu celinayaan qaxootiga Soomaaliyeed ee kenya iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.