Wareegto uu soo saaray M/weyne Xaaf oo lagaga mamnuucay diyaaradaha Rakaabka Galmudug

Wareegto  uu soo saaray M/weyne Xaaf oo lagaga mamnuucay diyaaradaha Rakaabka Galmudug

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wareegto ka soo baxday madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu mamnuucay in diyaaradaha Rakaabka ah ay ka degaan degaannada Galmduug iyo warar kale.

Fadlan halkan ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.