Wareegii 1-waad ee doorashada oo ay ku soo baxeen afar Musharax!

Muqdisho (WDN)- Waxa soo gobagabowday wareegii hore ee doorashada Madaxweynaha DF Soomaaliya, kaasi oo ay natiijadia musharaxiinta ugu cadcad ee ku soo baxay wareega 1-waad waa:

  1. Siciid Cabdulhaai Deni – 65
  2. Maxamed Cabdulhaai Farmaajo – 59
  3. Xasan Sheekh Maxamuud – 52
  4. Xasan Cali Kheyre – 47
  5. Sharif Sheekh Axmed- 39

Wareega koowaad kadib waxa bilaabmi doonta isbagaysi iyogorgotan, taasi oo markaasi la saadaalinayo in uu u Sheriif Sh. Axmed uu ka hadhay tartanka, halka musharaxiintii helay codadka aan u gudbi kari wareega 2-baad, ay taageeri doonaan mid ka mid afarta u baxaysa wareega 1-waad.

Waxa aanu idinla soosocosiin doonaa wararka dambe kolba sida ay wax u soo kordhaan

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.