Audio Daily News, Slideshow, WararWaraysi: Faysal RoobleJanuary 5, 2016January 5, 20160 0 Faysal Cabdi Rooble Faysal Cabdi Rooble oo Golaha 1960 uga warramay shir ay qaban qaabisay mac’hadka HESPI, oo dhawaan dalka Jabuuti ka dhacay. Shirkaasi oo lagu gorfaynayey arrimo la xidhiidha qaybsiga khyeraadka iyo canshuuraha dalka ee u dhexeeya Dawladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada. Fadlan halkan ka dhegeyso waraysiga
Leave a Reply