Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah;Xildhibaano sheegay in doorashada ay tahay sharci darro ah oo shacabka lagu qaldayo, madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Mooshinka Baarlamanka Soomaaliya iyo warar kale.
Fdlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
