Waare oo heshiis la gaadhay Farmaajo

Muqdisho (WDN) Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay in ay isla gaareen Dowlada Federaalka heshiis iyo wada shaqeyn, ka gadaal markii ay ku kulmeen Muqdisho.

War saxafadeed ka soo baxay xafiisks Waare , oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u dhignaa sida hoos ku xusan:

——–

Leave a Reply

Your email address will not be published.