Tartankii Golaha Aqalka Hoose oo la sheegay in uu ku soo baxay Ra’iisal Wasaare Xigeenku oo la hakiyay

Muqdisho (WDN)- Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka, ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga golaha Aqalka Hoose ee sumadiisu tahay HOP-239. Kursigaasi ayaa la sheegay in uu ku guuleystay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Md. Mahdi Guuleed.

Warqada hakinta ayaa lagu sheegay in uu dacwad ka keenay natiijada Kursigaasi Md. Xuseen Carab Ciise, oo hore uga tirsanaa Golaha Baarlamaanka.

Qoraalka hakinta ee ka soo baxay Guddigia Xalinta Khilaafaadka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan: