Tag: Cabdirashii Janan

Home Cabdirashii Janan
Post

Jubbaland oo walaac ka muujisay baxsadka Wasiir Cabdirashiid Janan

Kismaayo (WDN)- Warsaxfadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Jubbaland, ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaaladda Wasirkii Amniga ee Jubbaland, oo bishii Oogost ee 2019, lagu xidhay Muqdisho. Md. Cabdirashiid ayaa la sheegay in uu wakhtigaasi lagu xidhay Muqdisho, uu ka yimid magaalada Doolow, isaga oo u sii jeeday magaalada Addis Ababa, ee...