Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • Slideshow
  • Warar

Tacsi: Maxamed Baashe X. Xasan

Maxamed Baashe

Bahda tifatirka shabakadda WardheerNews waxay iyagoo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga dirayaan Qoyskii, ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timd Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo maanta ku geeriyooday magaalada London ee UK.

Waxaanu marxuumka ilaahay uga baryaynaa inuu naxiistii janno ka waraabiyo kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo.

Maxamed Baashe Xaaji Xasan waxa uu ahaa shaqsi ku siboobay wanaag, dad la dhaqan, aqoon, dadaal iyo waayo-aragnimo shacabka Soomaaliyeedna uga tagay dhaxal iyo dhiganayaal wax ku-ool ah.

Shaki kuma jiro in geerida Qoraa Maxamed Baashe ay ka dhigan tahay tiir udub-dhexaad ah oo ka dumay bahda qalinleyda Soomaaliyeed kaalintiisan ay yartahay cid buuxin karta.

Waxaanu mar kale leenahay Ilaah dhammaanteenba samir iyo iimaan ha innaga siiyo isagana janatul Firdawsa eabbe ha ugu deeqo. Aamin.

Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.