Annagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin, waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Cali Bile Maxamed Maxamud iyo qoyskiisa oo wiilkoodii Suhayb Cali Bile ku geeriyooday magaalada Milton Keynes ee waddankan Biritayn markay taariikhdu ahayd Sebt. 13, 2016. Waxaan Eebbe uga baryaynaa in uu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo qoyskii, eheladdi iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Waxaa tacsidan diraya:
1- Rabiic Axmed Xuseen
2- Badri Maxamuud Xuseen
3- Mahdi Maxamed Cali
4- Cabdinuur Geelle
5- Kulmiye Shire
6- Farxaan Awees
7- Maamulka Masjidka Al-Rawda iyo guud ahaanba jaaliyadda Soomaaliyeed ee milton Keynes.
Innaa Lillaahi wa Inna Ilayhi raajicuun.
Leave a Reply