Dhamaan bahda WardheerNews waxay tacsi u dirayaan iyaga oo ka xun ehelkii iyo qaraabadii geeridii naxdinta lahayd ee dhawaan ku timid marxuum Abiib X. Jaamac oo ku geeriyooday magaalada Charlotte oo dalka Maraykanka. Waxaanu Ilaah uga beryaynaa in marxuuka uu janadii Farduusa ka waraabiyo, ehelkii iyo qaarabadii uu ka baxay samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin
Maamulka WardheerNews
Leave a Reply