Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Bahda WardheerNews waxay iyagoo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga dirayaan qoyskii iyo ehelladii geerida naxdinta leh ee ku timid : Garaad X. Cali Buraale oo ku geeriyooday magaalada Laas Caanood habeenkii bishan Febraayo 2 -dii..
Waxaanu marxuum Garaad Xaaji Cali Buraale uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka warsaabiyo qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin.