Soomaaliya oo dhisaysa ciidan Boolis: Warka Raadiyo Wardheer

Soomaaliya oo dhisaysa ciidan Boolis: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Shir loogaga hadlayo sidii loo dhisi lahaa ciidamo Boolis ah oo tiradoodu gaareyso 32,000, Al-Shabaab oo soo bandhigtay saddex ajaaniib ka bar bar dagaalamayay iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

Leave a Reply

Your email address will not be published.