Muqdisho (WDN)- Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa ku soo rogtay muwaadiniinta kenyaanka ah ee doonaya inay u safraan Soomaaliya, ogolaanshiyaha dal kugalka Soomaaliya. Arintan oo aan horey u jirin ayaa ka dambeysay kadib markii maamulka Farmaajo iyo Kenya oo xidhiidhka u dhaxeeyaa uu muddooyinka dambe soo xumaanayay. Taasi oo salka ku haysa arimaha Jubbaland, oo khilaaf adagi ka jiro.
Warkaasi ka soo baxay hay’adda socdaalka ayaa u qornaa sidan:

Leave a Reply