Dhuusamareeb (WDN)- War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii Dhuusamreeb 3, lagu sheegay in lagu heshiiyay hanaan doorasho loogu yeedhay “Deegaan Doorasho.”
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Dowladda Federaalka iyo Sadexda Maamul Gobleeed ee Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Waxaa shirka ka maqnaa Puntland iyo Jubbaland.
Hoos ka akhri qaabka Doorashada ee Dhuusamareeb 3


Leave a Reply