FOR IMMEDIATE RELEASE The Forum for Unity and Democracy (FUD), in principle, welcomes the formation of the Judicial Service Commission, Independent National Electoral Commission and Boundary and Federation Commission. These commissions, according to the Provisional Constitution must be independent of government or political control and must be competent. The independence and the competence of these...
97 search results for: baadiyow
Is Direct Election Possible in Somalia in 2016?
Dr. Abdurahman Baadiyow The most popular question being asked and debated among Somalis in the media and social gatherings is what will happen in Somalia 2016? The prevailing discussion is focused on the procedures of extension or other alternatives which destabilizes free and fair election expected to take place in 2016. Proposals include total extension...
Doorasho Ma Ka Dhici Kartaa Soomaaliya 2016?
W.Q. Dr. Cabdiraxmaan M. Cabdullaahi ( Baadiyow) Su’aasha ugu badan ee goobaha siyaasadda looga doodo maalmahaan waa in doorasho ka dhici karto Somaaliya 2016 iyo ineysan ka dhici karin. In doorasho la qabto waxey ka midtahay Hiigsiga 2016 oo laga doonayo xukuumaddu iney hirgeliso, in kasta oo dadaal iyo diyaargarow fiican uusan ka muuqan. Dadaal...
War- Murtiyeedka Xisbiyada Madasha Midnimada iyo Dimoqaradiyada
Muqdishu – Shacbiga Somaaliyeed wuxuu halgan dheer oo aan kala go’o laheyn u soo galay inuu hanto xornimadiisa, soo ceshado karaamadiisa iyo sharftiisa, iyo inuu dhisto dawlad dadku leeyahay, dadka dantiisa ka shaqeysa, dadkuna soo doorto. Nasiib daro, himiladii shacbigeena ee dawladda noocaas ah waa wiiqan tahay, waxaa soo kobcaya rajo xumada hanaanka geedi socodka...
CONFLICT BETWEEN THE PRESIDENT AND THE PM IS COUNTER-PRODUCTIVE
PRESS RELEASE: Mogadishu, 27 October, 2014: The NUP sees the ongoing conflict between President Hassan Sheikh and Prime Minister Abdiweli Sheikh as counter-productive and an obstacle to national unity and state-building. The conflict between the leaders is a blow to the morale of the long-suffering people of Somalia and the international community which has been...
Xisbiga Midnimo Qaran oo shacabka ugu hambalyeeyay todobaadka gobannimada Soomaalida
Muqdisho, – Waxaa maanta bilaabanaya todobaadkii gobannimada iyo midnimada Soomaaliyeed. 26ka June waa maaliintii ugu horreysay ee shacabka Somaaliyeed ee ku jiray gumeysiga Ingiriiska uu qaatay gobonnimada. 1da July waa maalintii koonfurta Soomaaliya ay ka xorrowday gumeysigii Talyaaniga. Isla maalintaas waxey taariikhda ku gashay maalintii MIDNIMADA iyo badaxbanaanida Somaaliyeed, iyadoo dowlad mid ahi ay u dhalatay...
Hal Maqaarka Diidani Daldalool Kama Weydo : Jawaab
Inkastoo aanan aheyn aftahan, heli og odhaahaha, ama abwaan koofyadda udhiganaya inuu ereybixin kula baratamo qoraayada ku caanka ah iney ku tiiqtiiqsadaan dhambaallo tayo leh, hadana farbaa ii taagan oo tibix Ibraahim tuhatuheeyey baa tuhun iga galisay yoolka uu la tiigasanayo qoraakiisii uu dhawaan ku soo tuuray dagalka WardheerNews. Qoraagu wuxuu labo-laboodin iyo shaki galiyey...


