Safaarada Maraykanka: Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya

Safaarada Maraykanka: Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya

Warsaxafadeed:

Dowladda Mareykanka waxay ku boorineysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, dhammaan Dowladaha xubinta ka ah Federaalka, iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan dib-u-heshiisiin siyaasadeed, iskaashi, iyo midnimo ayadda oo loo maraya wadahadal nabadeed.

Soomaaliya waxay ku tallaabsatay horumar wax ku ool ah oo laga dareemayo dhinacyadda muhiimka ah. Waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaan inay isu yimaadaan oo ay la shaqeeeyan saaxibada Soomaaliya ee caalamiga ah si loo helo nabad, xasilooni, iyo barwaaqo.

Public Affairs Officer
United States Embassy in Somalia
SomaliaPublicAffairs@state.gov

Leave a Reply

Your email address will not be published.