Muqdisho, – Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya.
Magacyada Golaha Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiirro ku-xigeenda 05/02/2015
Magacyada Wasiirrada
- Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
- Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
- Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
- Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
- Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
- Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
- Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
- Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
- Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
- Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
- Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta
- Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
- Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
- Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha
- Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
- Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
- Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
- Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
- Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta
- Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka
- Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha
- Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
- Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
- Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta
- Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda
- Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Magacyada Wasiiru-dawlayaasha
- Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
- Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
- Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
- Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)
- Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
- Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
- Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
- Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
- Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
- Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka
- Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
- Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda
- Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta
- Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
Magacyada Wasiirro ku-xigeenada
1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi, Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
8. Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
10. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey)Wasaaradda Dastuurka
11. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
12. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
13. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
15. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
18. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
19. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta
20. Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka
21. Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
22. Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
23. Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
24. Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta
25 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda
—DHAMMAAD—-
Diraac Salaad Fagase
Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
Muqdisho, Soomaaliya
