Thursday, March 28, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • News
  • Religion

Ramadan Mubarak

Bahda Tifatirka, Wariyayaasha iyo dhammaan suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta WardheerNews, waxay ummaddaha muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaan bilowga bisha barakayasan ee Ramadan.

Waxay Eebbe ka baryaynaa inuu khayrkeeda iyo barakadeeda ina waafajiyo, innagana yeelo inta cadaabta laga xoreeyo, sannadkan kiisa kalena innagu gaadhsiiyo nabadqab, caafimaad iyo barwaaqo. Aamiin

Bahda WardheerNews

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.