Ramadan Mubarak

Bahda Tifatirka, Wariyayaasha iyo dhammaan suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta WardheerNews, waxay ummaddaha muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaan bilowga bisha barakayasan ee Ramadan.

Waxay Eebbe uga baryayaan inuu khayrkeeda iyo barakadeeda ina waafajiyo, sannadkan kiisa kalena innagu gaadhsiiyo nabadqab, caafimaad iyo barwaaqo. Aamiin

Bahda WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.