RaadRaac: Barnaamijka RaadRaac waxaanu ku waraysanaynaa Md. Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa Rugta Cilmi Baarista Arimaha Bulshada iyo Wadatashiga (Center for Research and Dialogue).
Jibriil ayaa lagu wadaa in uu ka mid noqdo dadka u tartamaya Madaxtinimada Soomaaliya la filayo in ay ka dhacdo Soomaaliya dabayaaqadda sanadkan 2016. Waxaa waraysigan qaaday Maxamed Nuur Amiin:
Fadlan hoos ka dhegeyso waraysiga:
Leave a Reply