Baranaamijka RaadRaac Waxaanu ku eegaynaa anagoo mar kale dib u soo saarayna waraysi aanu hore ula yeelanay Maxamed Dalmar, oo ahaa agaasimihii hore ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.
Waraysigan waxa uu ka hadlayaa arimaha la xidhiidha raadinta lacaywogii ka maqnaa dawlada Soomaaliya.
Leave a Reply