RaadRaac: Dad qaba cudurka Kansarka oo lagu xanaaneeyo Isbitaalka Banaadir

RaadRaac: Dad qaba cudurka Kansarka oo lagu xanaaneeyo Isbitaalka Banaadir

RaadRaac (WDN)micr_audio Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir waxa uu qaabilaa dad cuduro kala gaddisan qaba, waxana dadkaasi ka mid ah kuwo la ildaran cudurrada Kansarka, shuban biyoodka iyo kuwa kale oo qaarkood aan dalka waxba looga qaban kareyn. Madaxaa caruurta ee Isbitaalkaasi Drs Luul ayaa Radio Wardheer la hadashay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.